Weerar Xalay kadhacay Dhanka Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo

Weerar Xalay kadhacay Dhanka Galmudug ee Magaalada Gaalkacyo

0
SHARE

Dabley hubeysan ayaa   hbnkii xalay ahaa rasaaseeyay gaari nuuca raaxaada ah oo uu watay nin la sheegay inuu ka mid yahay ganacsatada magaalada.

Weerarkaan oo ka dhacay dhanka galmudug aaga hotelada five star iyo Embassy goobjoogyaal ayaa sheegaya in dabley ku hubeysan qoryaha fudud ay gaariga dheceen lagana galeen dhanka waqooyiga gaalkacyo ma jirto wax yeelo dhimashao iyo dhaawac ka dhashay weerarkaan.

Mas’uuliyiinta gaalkacyo ee galmudug iyo puntland kama hadlin dhacdadan dhanka kale Bulshada gaalkacyo ayaa hadal haya dhacdooyinka isdaba jooga ee ka dhanka ah nabadda gaalkacyo.

Gaariga la dhacay in lala aaday dhanka puntland war la xaqiijiyay maahan Saraakiil ka tirsan qeybta policeka galmudug oo aan la hadlay ayaa yiri”Waxan kudaba jirnaa dabley 3qof ka kooban oo rasaaseyn iyo dhac gaadiid ka geystay gaalkacyo sharcigana waan horgeyneynaa.

LEAVE A REPLY