Xog ,Farmaajo oo la soo Hadlay Madaxweyne ku xigenka Galmudug iyo Kulan...

Xog ,Farmaajo oo la soo Hadlay Madaxweyne ku xigenka Galmudug iyo Kulan ka dhan aha Xaaf oo la Baajiyay

0
SHARE

Waxaa Fashil Kudhamaadey Kulan Ay Xarunta Kafaalo Kuyeelan Lahaayeen Xildhibaano Yar Oo Katirsan Galmudug;

Waxaana  toos u Baaqdey Kulan Ay Xarunta Kafaalo Kuyeelan Lahaayeen Xildhibaano Tiro Yar Oo Katirsan Baarlamaanka Galmudug kadib markii warar kala duwan ay soo shaac baxeen

Xildhibaanadaan Oo Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlaamka Galmudug Baaqashada Kulan Ayaa Timid Kadib Markii Uu Soogaarey Goobta kulan M.Kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Wuxuna Ku war Galiyay Inay Joojiyaan Kulan Ay Kusheegeen Xildhibaanadu Inuu Yahey Kalfadhiga7aad ee baarlamanka Galmudug,

kulankiisa 1aad Waxaana Uu Kuwar Galiyay In Uu Lasoo Hadlay Madaxyanaha Soomaliya Kuna Amray In Lajoojiyo Kulan Arinka Markay  Halkaas Marayso  aya  waxa soo shaaxc baxaz shakiyo muujinaya in dowlada ay si dhab ah arintan ay gadaal uga riixayso 

Dhanka Kale Waxaa Jira Culays Ka imaanaya Bulshada Cadaado Kaas Oo Looga Digey Xildhibaanada Inay Joojiyaan Wax Kasta Oo Dhib Ukeeni Kara Deegaanka Iyo Galmudug, Kadib Markii Lajoojiyay Kulankii Baarlamaanka Ayay Madaxwayne Kuxigeenka Iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Waxay Arinkii Ubadaleen Booqasho Xarunta Kafaalo

Xildhibaanadii ku shiri laha xarinta kafaalo ee horay  odayaasha cadaado ay ugu diideen in ay madaxtooyada ku shiraan qaarkood oo u xog waramay hobyomedia.com aya shegay in dowlada somaliya ay xiriir dhaw la ledahay madaxweyne ku xigeenka iyo gudoomiyaha barlamanka isla markana  tan iyo markii uu khilaafkan uu soo baxay si toos ah awaamiro looga soo siinayay xafiisyada ra,iisul wasaraha iyo madaxweynaha somaliya

Sikasbata Arinka Ayaa Kusoo Beegmaya Xili Odoyaasha Dhaqanka Iyo Wax garadka Deegaanka Udiideen Xarunta Madaxtooyada Madaxwayne Kuxigeenka Iyo Gudoomiye Kuxigeenka Galmudug

LEAVE A REPLY