Daawo Xafladii Xalay London ee Soo Dhawanta Wafdiga Madaxweyne Xaaf...

Daawo Xafladii Xalay London ee Soo Dhawanta Wafdiga Madaxweyne Xaaf iyo Fananiin Xaflada Ruxay

0
SHARE

Magaalada London Xalay  Waxa lagu Qabtay Xaflad Si Wayn loo soo Agaasimay oo lagu Soo Dhaweynayay Wafdiga Madaxweynaha Dowlad Gobaledka Galmudug Ahmed Ducaale Gelle Xaaf  Waxana Munaasabada Xaflada  si Wayn u soo agaasimay Jaaaliyadaha Dowlad Gobaledka Galmudug ee Uk

Madasha  Xaflada oo ahayd Mid si Wacan loga So Shaqeyay ayaa Waxaa Halkaasi Qudbado kala duwan ka soo Jeediyay  Dhamaan Masuulyiintii  ka Soo Qayb Galay

Xaaf oo la Hadlay  Qurbo Joogta aya Shegeay  in  Mamaulka galmudug uu Hiigsanayo Horumar  isla Markana jaaliyadaha loo Baahan yhy in Nabada Deganka ay  ka Qayb Qaadan  iyo Sido kale Horumarka Deganka

TOOS XAFLADA SOO DHAWEEYNTA MADAXWEYNAHA GALMUDUG LONDON

Posted by GalmudugTv on Friday, July 20, 2018

LEAVE A REPLY