Aqri Qorshaha Dowlada Qatar ee Dakada Hobyo iyo Lacagta ay ku...

Aqri Qorshaha Dowlada Qatar ee Dakada Hobyo iyo Lacagta ay ku Maalgalinayso

0
SHARE

ilo Wareedyo  lagu kalsoon yhy aya Shegaya  in Dowlada Qatar ay Diyaarisay ;Mashruuc aad u wayn kaa oo dowlada  Dowlada ay Doonayso in ay ku Maalgashato Dhismaha Dakada Magaalada Hobyo

Arintan aya Timid kadib Markii Shirar hoose Madaxweyne Xaaf iyo Farmaajo wada Galeen in la isla Afgarto in Dowlada doonaya in ay Dhisaan Dakada Hobyo la eego mid walba qandaraska dhismaha iyo qarashka ay ku Maalgalinayan Waxaaana  Dowlada Qatar ay doonaysa in ay Dhismaha Dakada Hobyo wajiga Hore ay ku Maalgaliyo Lacg  3 Bilyan oo Dollar sida ay Hobyomedia.com u Xaqijiyeen ilio Wareedyo  Ka Tirsan Xafiiska Madaxweyne xaaf

Sahmino iyo  Hawulo kala duwan aya la shegaya in dhawan ay ka bilabayan Hobyo waxaana injineero ku sugan hobyo ay qimeynayan dhagaxda iyo  badka loo baahnaan karo , dar dar galinta a hawusha iyo arimo la  xiriira  sida  hawusha  ay u sii socon karto

inkastoo  arimahan ay so shaac baxeen hadana  dadka  ka soo jeeda deganada Galmudug waxa ay il gooni ah ku hayaan hawushan dhismaha dakada  hobyo oo  dad badan ay u arkayan in ay tahay maameelo  isla markana ay jirin  cid  hawushan ay uga go,an tahay si dhab ah in la guda galo shaqadaasi

Madaxweyne Xaaf iyo Maamulkiisa ay Waqti Badan ku bixinaya si  rajadan looga dhabayn karo  balse waxa jira sida ay shegayan ilo wareedyo lagu kalsoon yhy  daruufo  fabaradan oo loo  baahan yhy in ilgooni ah lagu eego

Xafiiska Wararka Cadaado 

Nasriin Ahmed Nuur 

Wixii Warar ah  Halkan kala Soco

LEAVE A REPLY