Daaawo Muqal Live ah oo Laga Duubay Qaraxa Gordhaw ka Dhacay...

Daaawo Muqal Live ah oo Laga Duubay Qaraxa Gordhaw ka Dhacay Muqdisho iyo Ciidanka Dowlada iyo Shabab oo toos isku rasaaseynaya

0
SHARE

Waxaa goordhaw labo qarax aad u xoogan ay ka dhaceen meel ku dhaw  xarunta Madaxtooyada Soomaaliya sidoo kale uu kuyaalo Hotelka SYL ay dagan yihiin masuuliyiin katirsan dowlada.

Jugta qaraxa koobaad oo ahaa mid xoogan ayaa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho, waxaaan uuro iyo qiiq madow laga arkayay aaga qaraxu ka dhacay oo ku dhaw  xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ahaa mid ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxaabaha qarxa laga soo buuxiyay, waxa uuna ka dhacay meel ku dhaw dhismaha  Hoteka SYL iyo Beerta Nabada oo kuyaala meel ku dhaw xarunta Madaxtooyada .

LEAVE A REPLY