Daawo Hobyomedia oo heshay Ducoment sir ah afhayenkii Galmudug ee shalay...

Daawo Hobyomedia oo heshay Ducoment sir ah afhayenkii Galmudug ee shalay lagu xiray Muqdisho oo Dowlada Holand ay viiso deg deg ah siisay

0
SHARE

Warbaahinta  Hobyomedia .com ayaa  heshay Ducoment sir ah afhayenkii Galmudug ee shalay lagu xiray Muqdisho oo Dowlada Holand ay viiso deg deg ah siisay

Afhayeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cabdullahi Xaashi Faarax (ROOB DA’AY) ay shalay lagu xiray muqdisho waxana la soo dayay saacado kdib iyadoo la shegay in muqaalo anshax xumo ah laga duubay iyadoo lagu hanjabay in la dilayo hadii uu ka hadlo arimo ku quseeya dowlada somaliya

dukumentigan oo ay heshay hobyomedia aya muujinaya viiiso dal ku gal ah oo la siiyay  Afhayeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cabdullahi Xaashi Faarax (ROOB DA’AY)

madaxda maamulka galmudug ayan wali ka hadlin waxa ka jira viisahan dal ku gal ah balse ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayashegaya in dowlada holand ay dananaynayso in ay wax badan ka ogaato wixii lagu sameyay Afhayeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cabdullahi Xaashi Faarax (ROOB DA’AY)

LEAVE A REPLY