Daawo Sawirada Heshiis aan Cago Fiican ku Tagneen oo Madaxda Galmudug Muqdisho...

Daawo Sawirada Heshiis aan Cago Fiican ku Tagneen oo Madaxda Galmudug Muqdisho ku Wada Gaareen

0
SHARE

Kulan Muddo Saacado badan ah qaatay ahaana kii ugu danbeeyay kulamadii hishiisiinta hogaanka galmudug ayaa caawa oo jimece ah 13-Luuliyo 2018 Saq dhex lagu soo gunaanaday aqalka madaxtooyada ee Villa Soomaaliya Muqdisho.

Maadaxda dawladda fedaralka soomaaliya, Galmudug Xildhibaano iyo Wasiiro ayaa kulanka goob joog ka ahaa waxaana ugu danbeyn gacmaha isa saaray Madaxda ugu sareysa galmudug oo muddo khilaaf siyaasadeed ka taagnaa.

Shir jaraaid oo wada jir ah iyo Warmurtiyeed ayaa la filayaa in madaxda soo saraan maanta kaasi oo heshiiska la xiriiro.

madaxda Galmudug ayaa heshiis ka gaaray khilaafka waxana warkaasi qornay shalay taasi oo muujineysa xaqiiqda wararkeena gaar ahaan arimaha Galmudug oo xiriir dhow la leenahay.

Siyaasiyiinta Falanqeeya Siyaasada Galmudg aya shegaya in  Heshiiskaasi uusan ku Taagneen Cago fiican Waxana laga Yaaba in uusan Dhaqan Galin Madama Heshiiska Wali aan la Ogayn qodoabada rasmiga ah ee labada dhinac ay isku afgarteen

Madaxda Galmdug aya Waxa uu Soo Shaac Baxay Khilaafkooda Markii Heshiis Madaxda Galmudug iyo Ururka Ahlusuna ay ku wada Garen Jabuuti Waxaana intaasi wixii ka Danbeyay siyaasada  Galmuduga y ahayd mid labo garab u kala Qaybsan

 

LEAVE A REPLY