Daawo Sawirada+warbixin Magaalada Hobyo Waxaa maanta laga bilaabay Sahmintii ugu...

Daawo Sawirada+warbixin Magaalada Hobyo Waxaa maanta laga bilaabay Sahmintii ugu dambeysay ee lagu dhisayo Dakada Hobyo.

0
SHARE

Wararka  naga soo gaaraya  maanta  Magaalada hobyo  aya waxa ay shegayan in  Magaaladasi  maanta ay ka socoto  hawul muhiim    ah kadib markii  magaalada   ay  ka bilaabatay Sahmintii ugu dambeysay ee lagu dhisayo Dakada Hobyo.

Ingineero  iyo qubaro  kala duwan aya Magaalada  ku sugan ;waxana   injineerada ay Wadaan hawushii u danbeysay ee Sahmintii ugu dambeysay ee lagu dhisayo Dakada Hobyo.

Waxa  la qorsheynaya  in la Soo saaro Xogtii u danbeysay   si hawusha dhismaha dakada  hobyo  loo guda  galo , WaxAana  rajo wanagsan  laga  muujinaya in  shaqada  sida ugu haboon ay ku soo gaban gabawdo

qaar ka mida dadka Degaanka hobyo oo  maanta la hadlay hobyomedia.com aya  sheegay  in  hawusha  socota dadka   rerka  hobyo ay si wayn u soo dhaweyeen isla markana  ay  rajo  fiican  ka qabaan in ay wax  wanagsan ka soo baxayan   sahminta  u danbesay  ee  maanta la wado.

lama shaacin  sahmintan  companygan ka wada iyo  dowlada  hawushan  wada  ee  sahmintan  qayb ka ah   balse  arintan aya waxa ay ku soo beegmaysa  xili dhawan   magaalada  hobyo ay tagayen wafuud  kala duwan oo ka kala socda wadamada ,  imaaradka  ,qatar  . turkiga  iyo sidoo kale  dowlada  kale

LEAVE A REPLY