Daawo Sawirro Cusub +Warbixin Dhismaha isbitaalka Deganka Qaydaro ee...

Daawo Sawirro Cusub +Warbixin Dhismaha isbitaalka Deganka Qaydaro ee Gobalka Mudug oo Meel Fiican Maraya

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Deegaanka Qeydaro ee Koofurta Bari Gobolka Mudug Ee Galmudug oo Muddo Sanado ah Xaga Adeegyada Hormarka ka dib dhacay deegaanada la midka ah Colaado Sadex Geesood ah oo ragaadiyey awgeed ayaa hadda waxaa muuqata in qeydaro ku joogto jidkii hormarka,

waxaana la arkayaa in laga hirgalinayo adeegyada aas-aasiga u ah bulshada sida: Shirkadaha Isgaarsiinta,Ceelal biyood matoor ah,xarumo wax barasho &caafimaadka.

Maamulka iyo Qeybaha Bulshada Qeydaro oo ay hormuud u yihiin dhalinyaro aqoon yahanno ah oo deegaanka ka soo jeedga ayaa si wada jir ah uga qeyb qaadanaya hormarinta deegaanka

Hoos ka Daawo Sawirada

LEAVE A REPLY