Dhageyo Dhacdo Xanuun Badan oo ka Dhacday Galmudug

Dhageyo Dhacdo Xanuun Badan oo ka Dhacday Galmudug

0
SHARE

Deegaanka balanbale ee gobalka galgaduud waxaa maanta kadhacay arin aad unaxdin badan kadib markii nin uu dilay xaasikisa oo umul eheed isla markaasna caruur badan u haysay  sida dadka deeganka ay noosheegeen

Gudoomiyaha deegaanka balanbale ee gobalka galgaduud  ee dowlada galmudug jamac xeyle maxamed oo lahadlay warbahinta daljire.com

Waxa uu sheegay in dilku uu samayn kuyeeshay dadka kunool deegaanka balanbale ee gobalka galgaduud waxa uu yiri gabadha dhimatay waxay eheed umul waxayna haysatay afar caruur ah majirin dhib hore oo dadku ay kawar hayeen oo udhexeeyay ninka dilka geystay iyo xaaskiisa dadku markiii ay warkaasi maqleen aad ayay uga naxeen weyna ugur madeen caruurtii asagiina xabsiga ayaan dhignay sidaasi waxaayiri jamac xeyle maxamed gudoomiyaha balanble galmudug ugu magacaaban

Halkaan hoose kadhageyso codka

 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.