Dhageyso Alshabab oo Toos u Shegay in ay is Hortagayan Dhismaha Dakada...

Dhageyso Alshabab oo Toos u Shegay in ay is Hortagayan Dhismaha Dakada Hobyo, iyago Shegay in Xaaf uu Ethopian uu Dalka u Gacangalinayo

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado Sarakiil ka tirsan Shabab aya ka Hadlay  Warar ay ku shegeen in Dakada Magaalada Hobyo uu Madaxweyne Xaaf si dad ban heshiis ula Galay Dowlada Ethopia Waxana ay Shegeen in Wado ka Soo Baxdo Ethopia  la rabo in la soo galiyo ;Magaalada Hobyo Wadamadaasi oo  soo maraysa  Duleedka Magaalada Cabudwaaq

Sarkaal ka tirsan sarakiisha ugu Saraysa Hawulgalada  Alshabab oo lagu Magacabo Sheikh Mahad  Warsame  (Mahad Karatee)  aya Shegay in shabab ay ka warqaban Qorshaha Ethopianku ka doonayan Hobyo isla markana ay qorsheeyen mar hore in shabab aysan ogalan doonin dakada hobyo  shisheeye loo gacan galiyo

Mahad Karate aya Sheegay in Alshabab ay Xog ku Joojiyeen Wado ka imanaysa Mamaulka Somalida Ethopia isla markana Toos u soo Galaysa Hobyo ;Wadadaasi oo uu shegay in Ethopia ay rabtay in ay u adeegsato Danaheeda Gaar ah ee Hobyo

Hoos ka Dhageyso Codkiisa isagoo arintasi si Faah  Faahsan Uga Hadlaya

 

LEAVE A REPLY