Dhageyso Ciidamada Amaanka Galmudug ee Gaalkacyo oo Sii Wada Caburinta Saxaafada...

Dhageyso Ciidamada Amaanka Galmudug ee Gaalkacyo oo Sii Wada Caburinta Saxaafada Galmudug iyago Maanta Xiray Wariyihii VOA Galkacyo

0
SHARE

Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ee magaalada Gaalkacyo ayaa maanta xiray Wariye C/waaxid Macalin Isxaaq oo ahaa wakiil wareedka Idaacada VOA.

Saraakiisha Ciidamada NISA ayaa   sheegay in Wariye C/waaxid Macalin Isxaaq loo haysto war uu ku qoray Webside kaas uu kaga hadlay Dagaalka u dhaxeeya dadka deegaanka iyo dagaalamayaasha Al-shabaab oo ka dhacay deegaano hoos yimaada gobolka Mudug.

Ma jiraan warar intaas dhaafsiisan oo laga helayo xariga Wariye C/waaxid Macalin Isxaaq.

HOOS KA DHAGEYSO CODKA 

LEAVE A REPLY