Dhageyso ; Dagaalka Shabab ee Deganada Galmudug iyo Wararkii ugu...

Dhageyso ; Dagaalka Shabab ee Deganada Galmudug iyo Wararkii ugu Danbeyay

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo Dagaalo  Sadax  maalmood socdayx  aya  wali   xisadeedii waxa ay ka  taaga thay  degano hoos taga Koonfurta Gobalka Mudug Halkaasi oo ay ku dagaalameen ciidamo ka tirsan kuwa al shabab iyo dadka deganka

Dagaalka inta uu socday  maalmihii la soo dhaafay  ayaa waxa ku dhintay  in ka badan 10  ruux oo isugu jira dhinacyadii dagalamayay waxana  deganada u dhaw dhaw halka uu dagaalka ka dhacay  ka  barokacay  shacab aad u farabadan kuwaasi oo ka cabsi qaba in uu sameyn wayn uu ku yeesho dagaalka ka socdo degano dhawr ah oo hoos taga magaalada  Xarardheere

Midkamid ah dadka deeganaka Camaara ayaa kawaramaya dagaalka ay lagaleen Malayshiyada al shabaa islamrkaana waxa uu sheegay in dagaalka ay shabaabka ugaysteen qasaaro xoogan

Hoos ka Dhageyso  Codka

LEAVE A REPLY