Dhageyso Dowlada Somaliya iyo Galmudug oo ka Hadashay Socdalka Hobyo ay...

Dhageyso Dowlada Somaliya iyo Galmudug oo ka Hadashay Socdalka Hobyo ay ku Jogan Wafdiga Qadar iyo Go,anki Farmajo e Dakada Hobyo

0
SHARE

Masuuliyiintani maanta gaaray hobyo waxaa hogaaminayay madaxweyne xaaf waxana socdaalkiisa kuwehlinayay masuuliyiin kasocda dowlada qadar iyo dowlada dhexe

masuliyiinta dowlada iyo kuwa qadar waxay kaqeyb qadanayaan dismaha dekada hobyo ee gobalka mudug waxana kamid ah masuuliyiinta hobyo gaaray gudoomiyaha gudiga tastuurka barlamanka dalka gen cabdi qeybdiid iyo wasiir kuxigeenka dakadaha dowlada somaliya cismaan daalo  iyo Xubno ka Socda Maamulka Galmudug

Wasiiro ka tisan Dowlada Somaliya  oo Wafdiga ka mid ah aya Shegay in Safarkooda   uu yahay ka dhamaynta balanqaadkii madaxweyne farmaajo ee ahaa in dakada hobyo la dhiso

Wafdiga oo hada ku sugan guriga martida ee hobyo aya waxa ay halkaasi logu sameynaya qado sharaf waxana sida qorshaha uu yahay ay isla maanta dib ugu laaban doonaan magaalada Muqdisho

Ma ahan Markii ugu Horeysay ee Hobyo la Geeyo Wafdi  ajaanib ah waxana Dhawr mar oo hore la geyay  Quburo iyo ajanib ka kala Socota  Wadamada Ciraaq, China , turkiga  iyo Sidoo kale Dowlada Qadar  mana jirto ilaa hada Wax talaabo cad ee la qaaday,marka laga soo tago wafdiga  oo  marsada hobyo sawiro ku soo gala

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY