Dhageyso Garonka Diyaaradaha oshaco Airpor ee Gaalkacyo Galmudug oo Diyaarado Calami...

Dhageyso Garonka Diyaaradaha oshaco Airpor ee Gaalkacyo Galmudug oo Diyaarado Calami ah ay Maalin Walba soo Fadhiistan

0
SHARE

Waxaa  Meel  Wanagsan maraya shaqooyinka garoonka diyaarada oshaco galkacyo ee gobalka mudug galmudug

Garoonka waxaa xiligaan  Adeegsada diyaarado kala duwan iyo kuwo soo dagah waxana ka shaqeeya  dhalinyaro badan oo shaqo abuur ka helay ,kuwaas oo mushaar joogto ah Qaata  , halka kuwo kalana ay ka xamaashaan garoonka oo ay noloshood kumaareeyaan.

Mareeyaha Garoonka Galkacyo Maxamed maxmuud kheyre  oo aan ku booqday xafiiskiisa Ayaa faah fahiyey Shaqooyinka Garoonka iyo qaabka ay  u socdaan iyo fursadaha ay ka faa,idaysanayaan dhalinrada somaliyeed    ee gobalka mudug gaarahaana kuwa galmudug

             Halkaan Hoose Dhageyso codka mareeyaha galkacyo

LEAVE A REPLY