Dhageyso Saraakiisha Galmudg iyo Puntland oo Si Kulul uga Hadlay Weeraro ku...

Dhageyso Saraakiisha Galmudg iyo Puntland oo Si Kulul uga Hadlay Weeraro ku soo Batay Gaalkacyo iyo Deganada Hoos taga

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Sarakiisha Booliska Gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa faah faahin kabixiyay Maleeshiyaad Dad Shacabka ku rasaaseeyay Shalay Magaalada galkacyo ee xarunta gobalka mudug .

Taliyaha Ciidanka isku Dhafka Booliska gobalka Mudug Jamac maxamed axmed ayaa sheegay in maleeshiyaadku ay magaalada Dhaxdeeda ay dad shacab ah ku rasaaseeyeen ayna Dhawaceen labo ruux oo iminka lagu Dabiibayo isbitaalada magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug 

Taliyahu waxa uu sheegay in ay Gacanta ku dhigeen mid kamid ah dadkii shacabka R asaasta kufuray ayna xabsiga dhigeen halka kuwo kale oo gaari ku baxsaday  ay ciidamadu kudaba jiraan ayna gacanta ku soodhigi doonaan:

 Maxamed axmed waxa uu hoosta ka xariiqay in falkaasi ay soo Abaabuleen dadka soo Horjeeda nabada gaalkacyo oo mudooyinkii danbe dhnaka nabada guul kagaartay  ;Asagoona rajo ka muujiyay in ciidamadu ay kahortagaan cidkasta oo nabada kasoo horjeeda

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY