Dhageyso War Dag Dag ah Al Shabaab Oo Buux Dhaafiyay Deegaanka...

Dhageyso War Dag Dag ah Al Shabaab Oo Buux Dhaafiyay Deegaanka Caad Iyo Galmudug Oo Ciidamo Xoogan U Dirtay

0
SHARE

Wararka ka imaanaya deegaano katirsan gobalka mudug ayaa sheegaya in halkaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ay sameynayaan maamulka galmudug iyo maleeshiyada deegaanka oo isku dhinac ah iyo dhanka dagaalyahanada Xarakada Al shabaab oo halkaasi soo buux dhaafiyay.

Al shabaab ayaa dhanka kale la sheegay iney ciidamo fara badan geeyeen duleedka Magaalada Xaradheere oo ay gacanta ku hayaan, inkastoo aan la ogeen waxa ay ka damacsan yihiin ciidankaasi meesha ay geeyeey hogaanka Xarakada Al shabaab ee gobalkaasi Mudug.

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY