Dhageyso War Dag Dag ah oo Magaalada Hobyo Naga Soo Gaaray Maanta

Dhageyso War Dag Dag ah oo Magaalada Hobyo Naga Soo Gaaray Maanta

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Taliska ciidanka boliska galmudug ee degmada hobyo ee gobalka mudug galmudug ayaa shaaciyay in ay bilaabi doonaan howlgal balaaran oo lugu xaqiijinayo amniga degmada hobyo iyo deeganada hoostagah ee gobalka mudug dowlada gobaleedka galmudug somaliya

Taliyaha boliska hobyo bashiir abshir geedi oo la Hadlay Saxafada ayaa daboolka kaqaaday howlgal balaaran oo ay fulinayaan ciidamada amniga degmada hobyo oo katistan gobalaka mudug

Taliye bashiir waxa uu sheegay in ay ciidamadu howlgalka kafulin doonaan gudaha hobyo iyo deegaano kale sida wasil gawaan xeero dhagaxlay ceel dibir bud bud xiin barwaaqo iyo tuulooyinkale oo hobyo hoostagah

howlgalada ciidamadu bilaabayaan ujeedkoodu waa xaqiijinta amaanka guud ee degmada hobyo iyo deeganada udhow ee gobalka mudug dowlad gobalka galmuudug islamarkaasna xiligaani ay kasocdaan horumaro kala  duwan

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY