Dhageyso War-Saxafadeed Warqad ka Soo Baxda Madaxda Galmudug oo Barlamanka Galmudug iyo...

Dhageyso War-Saxafadeed Warqad ka Soo Baxda Madaxda Galmudug oo Barlamanka Galmudug iyo Xubno kale ay ka Soo Horjeesteen

0
SHARE

Gudoomiyaha   Deganka  Balanbale ee waqooyiga gobalkaa galgaduud jamac xayle afrax  iyo qaar kamid ah barlamanka galmudug oo shirjaraaid ku qabtay magaalada dhuusamareeb ee casimada galmudug ayaa si cad uga horyimid Warqad kasoobaxday Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka galmudug maxamed xaashi cabdi taas oo xilka looga qaaday gudoomiyaha balanbale

sida warqada ku cadeed xafiiska Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ayay Warqada  ka soobaxday balse Masuuliyiintaani Warsaxafadeedka ku qabtay Magaalada Dhusamareeb Waxa ay Gaashaanka ku dhufteeen Warqadaas oo  uu soo saray Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug .

waxay si toos ah  hoosta   uga xariiqeen in uusan xilka kaqaadin karin  Madaxweyne ku xigeenka galmudug  gudoomiyaha balanbale madama beelaha balanbale aan lagala  tashan ayaga awal ay gudoomiya  horay  ugu magacaabeen oo latashi lugu dhisay mamulka deegaanka balanbale ee waqooyiga gobalka galgaduud ee dowlada galmudug

Hadalkanka soo Baxay Odayasha  Waqooyiga Galgaduud iyo Xubno ka Tirsan Barlamanka Galmudug aya  waxa uuu ku soo Beegmay Xili Khilaaf  uu u dhaxeyay Gudoomiyaha  degankaasi  iyo Sidoo kale Madaxda Galmudug iyadoo gudoomiyaha  loo haysto arimo badan

              halkaan hoose warsaxaafadeedkii oo dhan kadhageyso

LEAVE A REPLY