Live u Daawo Dabaal Dagyada ka socda faransiiska Kadib Markii Ciyaaraha Koobka aduunka ay Qaadeen

live : Paris  Hobyomedia.com

Xulka Faransiiska ayaa noqday horyaalka kubada Cagta adduunka, kadib markii uu ciyaartii kama danbeysta ah ee finaalka uu goor dhoweyd ka badiyey xulka Croatia.

Ciyaarta oo goolal badan la iska dhaliyay ayaa ku soo dhammaatay 4 -2 oo guushu ku raacday xulka Faransiiska.

Waxaa dabaaldeg uu ka bilowday Garoonka ciyaartu ka dhaceysay, iyadoo kumanaan shacab ah ay isugu soo baxeen magaalada Paris iyo magaalooyinka kale ee Faransiiska.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




> Mike Edwards Authentic Jersey 
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com
 
Advertisements