Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo La Kulmay wafdi ka socda Dowlada Ingiriiska...

Madaxweynaha Dowlada Galmudug oo La Kulmay wafdi ka socda Dowlada Ingiriiska ( DaawoSawiro )

0
SHARE

Madaxweyanha dowlada galmuudg Axmed ducaale geele xaaf oo ku sugan magalada  barasalis e dalka biljamka  aya waxaa oo kulan la qaatay wafdi heer caalami ah oo ka socday dowlada  engiriis-ka

Wafdiga iyo madaxweyanha ayaa          waxa ay ka wada hadleyn  arrimaha nabad gelyadda dalka guud ahaan iyo gaar ahaan  arrimaha galmudug .

Madaxweynaha Dowlada Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf  ayaa xusay in dhisidda dowladnimada Soomaaliya dhib badan laga soo maray,

islaamarkaana maanta loo baahan yahay in aan la dayicin oo la xoojiyo.Nabadda yare ee xiligan la heysto .

Madaxweyne Xaaf  ayaa wafdiga   waxaa uu si weyn uga hadleey Xaaladda Ammaan ee dalka,waxaana uu ku baaqay in si deg deg ah loo dhiso ciidan qaran,

Madaxweyne Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa sidoo kale xusay in loo baahan yahay dib u heshiisiin in laga sameeyo Soomaaliya.

Geesta kale wafdiga dowlad a engliska  ayaa waxaa ay kulamo la qaaeyn qaar ka mid ah madaxweynayasha  dowlad goboledayad adalka ee ka qeyb galaya  iyagoona isla  soo qaday arrimo badan oo laxariira sugida amaan soo neynta nabad agelyad adalka dibu heshiinta iyo horumarinta gobolad adalka

Halkan Hoose Ka Daawo

 

LEAVE A REPLY