Ogaysiis ku Socda Jaaliyadaha Galmudug ee Uk Xaflada Soo Dhawaynta Madaxweyne Xaaf...

Ogaysiis ku Socda Jaaliyadaha Galmudug ee Uk Xaflada Soo Dhawaynta Madaxweyne Xaaf oo ku Beegan ….

0
SHARE

Ogaysiis Ogaysiis , Warbahinta Hobyomedia.com Waxa   Jaaliyada Galmudug ee Uk Ogaysiisnaya  in Madaxweynaha Maamulka Galmudug AhmedDucaale Gelle Xaaf  uu ku soo Wajahn Yahay Wadanka uk  isagoo Halkaasi kula Kulmi Doona Jaaliyadaha Dowlad Gobaleedka Galmudug ee Uk

Xaflada Soo Dhawaynta Xaaf  Qaban Qabanqabadeeda Waxa ay  ka Socota Magaalada London , Waxana sida Qorshaha uu yahay Xaaf uu  qudbad u jeedin Doona  Jaaliyadaha iyadoona  la isla soo hadl Qaadi Doono Waxyaabaha  galmudug u Qabsoomay inta Xaaf uu  Madaxweynaha Ahaa , Horumarada ka Socda  Galmudug , arinta dhismaha Dakada Hobyo  iyo Sidoo kale Kaalinta Jaaliyadaha Galmudug ay  ka Qaadan karaan dib u dhiska  Deganka

Hadaba Ka soo Qayb Galkagu Waa Muhiim

Xafladda soo dhawaynta

Madaxwaynaha GalmudugAhmed Ducaale Gelle (Xaaf) ee London

Friday 20/07/2018

6:00pm-12:00am

La Royale 819-821 High Road London N17 8ER

LEAVE A REPLY