Toos Udaawo weerarkii qaraxyada iyo rasaas oo weli kasocoto xarumaha wasaaradaha arimaha...

Toos Udaawo weerarkii qaraxyada iyo rasaas oo weli kasocoto xarumaha wasaaradaha arimaha gudaha iyo

0
SHARE

Ayadoo goor dhow magaalada Muqdisho kadhacayn weeraro qaraxyo iyo rasaas toos ah loo adeygsaday ayaa goor dhow ka helnay muqaaladii ugu horeeyay ee laga qaaday.

Muqaalkan ayaa kadhex arkeysa  qaraxyadii waa weynaa ee kadhacay xarumaha wasaaradaha amniga iyo mida arimaha gudaha halkaas oo weli laga maqlaayo rasaas xoogan

LEAVE A REPLY