War Dag Dag ah Ciidamo iyo Gadiidka Dagaalka oo ka Socda Galmudug...

War Dag Dag ah Ciidamo iyo Gadiidka Dagaalka oo ka Socda Galmudug oo Ku Sii Qul Qulaya Magaalada Hobyo Maxa soo Kordhay?

0
SHARE

Ciidamo katirsan kuwa galmudug ayaa la sheegay iney gaareen  degmada Hobyo ee gobalka Mudug, in kastoo aan wali la xaqiijin ujeedka rasmiga ee ciidamadaasi ayaa hadana waxaa jira warar sheegaya in ciidankaasi laba u jeed midkood ay halkaasi usoo gaareen.

Mida 1-aad ayaa lagu macneeyay iney tahay gurmad ay doonayaan iney u fidiyaan maleeshiyaad ka dagaalamaya deegaanada Caad Iyo Maamiyo ee gobalka Mudug, halka wararka kale ay sheegayaan iney tahay cabsi laga qabo weeraro Xoogaga Al shabaab ay ku qaadaan degmada Hobyo oo maal mihii ugu danbeeyay laga abaabulayay weerara ka dhanka ah Al shabaab ka ka dagaalama gobalkaasi Mudug.

Wararka ay Helayso Hobyomedia.coma aya Shegaya in Ciidamadan ka Socda Galmudug ay ka Yimadeen Magalada Gaalkacyo iyo Sidoo kale Mgaalada Cadaado Waxana  ay Xarumo malatari ka Smaeysten Duleedka Mgaaalada Hobyo

Arintan ayaa waxa ay ku soo Beegantay  xili Alshabab ay isku soo Fidinayeen Dhawan Degano Ka Mida Koonfurta Mudug

LEAVE A REPLY