War Dag Dag ah Dhageyso Galmudug oo Dagaal iclaamisay iyo...

War Dag Dag ah Dhageyso Galmudug oo Dagaal iclaamisay iyo Ciidamada Galmudug oo ku Baxay Deganka…..

0
SHARE

HM__Xafiiska Magaalada Cadaado Wasiirka Amniga Dowlad Gobaleedka galmudug oo la Hadlayay Warbaahinta Ayaa Sheegay in ciidamada Galmudug ay u Diyaar Garoobeen dagaal Culus oo lagu Qaadayo Xarakada alshabab waxana uu shegay in ciidanka galmudug oo gacan  ka helaya dadka deganka ay dagaaladii socday Maalmihii la soo dhaafay ay guuulo ka gaareen isla markana ciidamadii alshaba dib loo riixay

Waxa uu tilmaamay in Ciidanka galmuduug ay hada ku sii  wajahan yihiin deganada alshabab ay ka soo duulaan mar walba taasi oo looga gonleeyahay in shabab deganadaasi laga saaro  si shacabka deganadaasi ku nool ay dib ugu helan xoriyadooda

Deganada shabab laga sifeyn doono aya waxa ka mida :- 

 DUMMAYE    xarardheere 
                        DABAGALO 
             iyo -JAWLE Waxa  jira Tulooyin kale oo shabab ay maamulan

Dagaalka u dhaxeeya maal mihii udanbeeyay alshaab iyo dadka  deegaanka ayaa arintaas waxaa s ikul uga hadlay dowlada galmudug oo sheegtay in ay qaadayso Dagaal

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY