War Dag Dag ah Live u Daawo RW Kheyre...

War Dag Dag ah Live u Daawo RW Kheyre oo gaaray Magaalada Garowe

0
SHARE

Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, islamarkaana ay ka mid yihiin Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Garowe.

Garoonka Magaalada Garowe ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Shacabka kunool Garowe.

Wafdiga uu hoggaaminaayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa ay halkaasi  ka dhagax dhigi doonaan Mashaariic loogu tala galay in Puntland lagu hormariyo.

Waxaa uu sidoo kale ka qeyb gali doonaa Xafladda Sanadguuradii kasoo wareegatay Markii la Aas Aasay Maamulka Puntland.   Hoos riix si aad u daawato

Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Sunday, July 29, 2018

LEAVE A REPLY