Daawo Wafdigii ka Socday Dowlada Qadar oo Hobyo ka Dagay ,Dakada...

Daawo Wafdigii ka Socday Dowlada Qadar oo Hobyo ka Dagay ,Dakada Hobyona …..

0
SHARE

Wafdi ka socda Dowlada Qadar ayaa Maanta Gaaray Magalada Hobyo ee Gobolka Mudug Halkaasi oo ay ku soo dhaweyeen Masuuliyin ka Tirsan Galmudug.

Socdaalka wafdiga Qadar ayaa waxaa ku wehlinaya Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo xildhibaano ka tirsan labada aqal ee baarlamaanka Soomaliya kuwasi halkaasi u tagay sahmin lagu sameynayo dhismaha dakada Hobyo oo ah isha dhaqalaha Galmudug.

Wafdiga ayaa kormeer ku tagaya halka laga dhisayo dakada hobyo uu dhawan dhagax dhigay Madaxweynaha Soomaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

Hobyo ayaa noqotay meel dowlada caawiya soomaliya ay komeer ku tagaan balse ma jirto dowlada ama Haa’yada ilaa hadda si rasmi ah shaqadeeda u bilaawday ,

LEAVE A REPLY