WARDEG DEG AH :-Wasiir Ka Tirsan Dowladda Somaliya Oo Xilka Laga...

WARDEG DEG AH :-Wasiir Ka Tirsan Dowladda Somaliya Oo Xilka Laga Qaaday Goordhaw

0
SHARE

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa xilkii looga qaaday wasiirkii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xasan Macallin Xuseen,

wasiirka xilka laga qaaday ayaa sidoo kale ka mid ah xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY