Xog :Familka Madaxweyne Xaaf qayb mida oo Qaraxii xalay ...

Xog :Familka Madaxweyne Xaaf qayb mida oo Qaraxii xalay ka Dhacay Degmada Hodan ku Dhawacmay

0
SHARE

Wararka inaga soo gaaraya degmada Hodan ee gobolka Banaadir gaar ahaan meel aan sidaas uga fogeyn isgoyska Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in caawa fiidkii halkaasi uu ka dhacay qarax si weyn looga maqlay qeybo ka tirsan Muqdisho.

Ugu yaraan saddex qof ayaa habeenkii Isniinta ku dhaawacmay qaraxn ka dhacay  meel u dhow Cinema Nasri oo ku yaal degmada Hodan ee Muqdisho, sida  ay tilmaamayso xog ay heshay warbaahinta hobyomedia

Gaadiidka  la qarxiyay  ayaa la sheegay in ay lahadlayd  xaaska Madaxweynaha Galmudug Axmed Haaf.

Mid ka mid ah dadka dhaawacmay ayaa loo aqoonsaday inuu yahay  in ay ahayd walaasha xaaska madaxweynaha Haaf.

Xogtan oo ay heshay Warbaahinta hobyomedia aya waxa warbaahinta u xaqiijiyayay xubno ka tirsan  xafiiska madaxweyne xaaf

 

LEAVE A REPLY