Xogta ku Sabsan Raashiin Gar-gaar Ah Oo Lagu Dhacay Duleedka Galkacyo...

Xogta ku Sabsan Raashiin Gar-gaar Ah Oo Lagu Dhacay Duleedka Galkacyo iyo Cida Ka Danbeysa Falkaasi

0
SHARE

Hay’adda ICRC oo mudooyinkaan duleedka koonfureed kawaday qaybinta raashiin loogu talagalay Dadka Barakacayaasha ee kunool Xaar ayaa waxaa lasoo sheegayaa in Malayshiyaad hubaysan ay dheceen Gaari raashiin oo loowaday Dadka dan yarta ah

Midkamid ah horjoogayaasha kaamamka ayaa sheegay in Malyshiyada hubaysan ee dhaca ugaysatay Raashiinka ay ahaayeen kuwa abaabulan isla markaana ay wateen qaar kamid ah kooxaha Raashiin Qaybinta wakiilka uga ahaa Hay’adda ICRC ahasa ahaatee majirto Caddayn muujinaysa arinkaa

Inkastoo Ciidanka Booliska Gobalka Mudug ay dhawaan Xireen Mid kamid ah Shaqaalaha Hay’adda ICRC kaasi oo loo haystay Lunsi Raashiinkii laqaybinayay balse kolkii dambe ay ciidamadu sii daayeen

Inta badan dadka kujira xeryaha Barakacayaasha ah ee Galkacyo waxa ay sheegtaan in adeega gar-gaar ee loogu talagalay laga lunsado hasa ahaatee wax un in ay soo gaaraan waana dadkii ubaahnaa in loo gurmado

LEAVE A REPLY