Akhriso Xog iyo Cadaymo ku sabsan Shirkada Golis Telecom oo Malayin dolar...

Akhriso Xog iyo Cadaymo ku sabsan Shirkada Golis Telecom oo Malayin dolar ku bxinaysa carqaladaynta dhismaha Dakada Hobyo iyado Malgalinaysa dakada garacad

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo ::  ilo Wareedyo lagu kalsoon yhy oo  Ka mida Shaqaalaha  shirkada  isgaarsiinta  Golis Telcom aya  Hobyomedia.com u Shegay in ay jiraan isku dayo kala duwan oo ku saabsan in shirkada  golis  ay lacago aad u fabaran ku bixinayso in aysan dhismin  dakada hobyo waxana lacagahan la marsiinaya  odyaal  Beleedyo awood ku leh  deganada galmudug

arintan aya  salka ku haysa arimo la xirira  siyaasad kadib markii dhawan  ra,iisul wasaare kheyre ay  odayaasha habargidir ay kala hadleen arimo ku saabsan dakada garacad  markii ay soo ifbaxday  in dhismaha dagaracad garacad lagu  cuuryaaminayo dakada  hobyo waxana arintaasi ay sababtay in  kheyre culays siyasaded lagu saaro in uusan dhagax dhigin dagada  garacad

iyadoo arintasi lagfa duulayo aya shirkada  golis waxa ay bilowday  mashaariic garacad lagu horminayo  taasi oo ay ka mid tahay garoon diyaraded oo garacad laga hirgaliyay ,

Sawir mujinaya  shirkada golis oo dhisaysa garoonka diyaradaha garacad

Sidoo kale , ilo Wareedyada ay soo xiganayso warbaahinta hobyomedia.com aya waxa ay shegayan in mgaalada hobyo loo diray odayaaal beleedyo si ay  buuq uga dhax dhaliyaan shirkadaha hawushan dhismaha dakada hobyo eegaya iyo sidoo kale dadka degankaasi waxana odayaasha  la siiyay lacago aad u fabaradan si ay isaga hor keenana maamulka degankaasi iyo sidoo kale shiradaha  hawulahan  indho indheenaya

Shirkada golis telecom  aya si siyaasadaysan ugu jawabaysa dadka reer Galmudug kadib markii madaxda Galmudug ay  shegen in hobyo arinteeda la cuuryaaminayo waxana shirkada qaab siyasadaysan ay u wadaa  hawulo ku sabsan curyaaminta horumarka deganada Galmudug

Shirkada isgaarsiinta Golis Telecom oo lacag Ku dhaw 1 Bilyan ku bixinaysa Mashruuca Dhismaha dakada Garacad .

Deganada Galmudug  Golis wali Maalgashi ma ku samaysay?

Sida aan la wada Socono Shirkada Golis telecom waxa ay Xafiisyo ku ledahay Dhanka Galmudug . ma jiraan wax adeegyo horumarined ay ka qayb qadatay xita dhismo wado , isbitaalo , adeegyada aas aasiga iyadoo la wada ogsoon yhy in sanad walba adeegyada horumarinta deganada Puntland ay golis telecom ku bixiso malayin dollar sanad kasta ,.

sidan filayno uma baahna jawab dherad ah in golis ay maalgashi ama arimaha horumarinta ay ka qayb qadatay waayo dadka reer galmduug way wada ogyihin in aysan wax horumar ah ka qayb qadan iyadoo shacabka galmudug ay isticmalan adeegyada shirkadasi isla markaana sanad walba malayin dolllar ay ka helan dadka reer galmudug

Xogtan sirta ah ee ku saabsan in dhismaha dakada hobyo ay golis telecom carqaladaynyso aya ah mid xaiiqo iyo cadaymo wadata waxana ilo waredyada ay inoo xaqijiyeen in hawushan ay soo bilaabtay  mudo hore balse wixii ka danbeyay safarkii ra,iisul wasare kheyre la sii labo jibaaray lacagaha  la donayso in lagu cuuryaamiyo dhismaha dakada hobyo

Masuuliyinta Galmudug iyo Shacabka Galmudug aya laga jawaab sugaya in ay war cad ka soo saran arintan

waxan idin soo gudbinaysa warar muhim ah oo arintasi ku sabsan 

Filo qaybta 2aad ee Warbixintan Dhawaan

LEAVE A REPLY