Ciyaarta Galabta Hobyo iyo Cadadado oo Xiiso Gooni ah leh ,...

Ciyaarta Galabta Hobyo iyo Cadadado oo Xiiso Gooni ah leh , iyo Hobyo oo Guusha loo sadalinayo( Akhriso)

0
SHARE

Galabta Waxaa  wada  Ciyaari doonta  Xulalka  Dagmada Hobyo  iyo Cadaado Waxaana Rajaynaya Inaan 3 iyo 1  ay ciyaartaasi ku dhamato

Taageerayaal Badan Oo Reer  hobyo  Ah  ayaa  imaaday Magaalada Gaalkacyo waxana  la rajeynaya in ciyaarta  maanta ay soo bixi doonto magaalada hobyo

Dad  badan oo falanqeeya  ciyaraha  aya shegaya in degamada hobyo ay u ciyarayan ciyartoy aad u xirfad badan isla markana ay sooto gali karto in ciyaarta maanta ay soo baxdo  degmada hobyo

dhanka kale cadaado aya dhankeeda aad isku soo diyaarisay waxana ay rajeynayan in ay  hobyo ka adkaadan

sikastaba ha ahatee waxaa la wada sugaya ciyaarta galabta iyo cida soo bixi doonta waxana qaar ka mida akhristayaasha hobyomedia ay shegayan in hobyo galabta ay soo bandhigi doonto wacdaro xoogan

xafiiska wararka gaalkacyo

LEAVE A REPLY