Daaw Sawirada Wada Hadal Odayasha Galmudug iyo Puntland uga Socday Deganka...

Daaw Sawirada Wada Hadal Odayasha Galmudug iyo Puntland uga Socday Deganka Taaroge Oo Fashil Kusoo Idlaaday iyo Masuliyinta Galmudug iyo puntland o Degankasi Gaaray

0
SHARE

Wada hadal udhaxeeyay Duqayda Dhaqanka Gobalka Mudug ee Galmudug iyo Puntland ayaa is fahan waa kusoo dilaaday kadib markii la isku afgaran waayay waan waan ladoonayay in lagu xaliyo qilaaf kataagnaa Deegaanka Taaroge

Qilaafka ayaa salka kuhaya Lahaanshahah Barkad kutaal halkaa taasi oo loogu magacdaray Cabdalle iyo Cawareere isla markaa ay dhawaan laweergeen Dad kasoo jeeda Dhanka Puntland hasa ahaatee da daal ay bilaabeen odayaasha dhaqanka ayaa lagu doonayay in xal looga gaaro xiisadda halkaa kataagan balse waxa uu maran kadhashay sidii loo wajihi lahaa

Odayaal iyo wax garad labada dhinac ah ayaa kubaxay xalinta qilaafkaasi waxaana wada hadal muddo kasocday lagu guul daraystay in laxaliyo balse waxaa loo balamay in kulan kalae la isgu yimaado

Masuuliyin ka kala Socda Labada dhinac ee Galmudug iyo Puntland aya Degankaasi Gaaay  si ay u dajiyaan xiisada cusub ee degankaasi kasoo  cusboonaatay  Waxana ay la kulamayan odayaasha labada dhinac ee degankaasi si dadka degankaasi ay nabad ugu wqada nooladan

Xafiiska Wararka Gaalkacyo 

LEAVE A REPLY