Daawo Sawirada Bixinta Baasaboorka East Africa Oo La Bilaabay Dalkii UHoreeyey...

Daawo Sawirada Bixinta Baasaboorka East Africa Oo La Bilaabay Dalkii UHoreeyey Xilli Soomaaliya Ay…

0
SHARE

Sanado ka hor ayaa la go’aamiyey in Bulshada Geeska Africa Dalalka ku yaalla ay yeeshaan Baasaboor ay iskugu gudbi karaan iyadoo dal ku gal la’aan ah.

Xilligaasi waxaa Dalka Hogaaminayey Xasan Sheekh Maxamuud waxaana Shir ka dhacay Kigali Caasimada Rwanda lagu go’aamiyey Baasaboorkaasi in la sameysto.

Dedaalo badan ayaa lagu bixiyey sidii loo hir gelin lahaa Qorshahaasi iyadoo Kenya ay hadda Muwaadiniinteeda ugu yeertay inay soo codsan karaan Baasaboorkaasi East Africa.

Soomaaliya iskaba daaye Baasaboorkaasi waxa dhib iyo rafaad lagu helaa Baasaboorkeeda iyadoo culeyso badan ay jiraan.

Waxa looga goleeyahay in Baasaboorkaasi la sameysto in Midow ganacsi iyo mid dalxiis uu dhexmaro Dalalka ku yaalla Bariga iyo Bartamaha Africa

LEAVE A REPLY