Daawo Sawirada Gudomiyaasha Degmoyinka Galgaduud ,Mudug ,Cadaado Balanbale Cabduwaaq iyo...

Daawo Sawirada Gudomiyaasha Degmoyinka Galgaduud ,Mudug ,Cadaado Balanbale Cabduwaaq iyo Hobyo. oo gaalkacyo u yimid ka qayb galka furitaanka ciyaraha degmooyinka galmudug

0
SHARE

Waxaa Manta Gaalkacyo soo Gaaray Gudomiyaasha Degmoyinka Galgaduud iyo Mudug oo ay ka mid ahayeen sida Cadaado Balanbale Cabduwaaq Hobyo.

Wax ayna u imadeen in ay ka qeyb galaan Furitaanka Kobka Degmoyinka Galmudug oo Galabta ka Furni doona Gaalkacyo Galmudug.
Waxaana Gudomiyaashan Gaalkcyo ku soo dhaweyey Madax ka Tirsan Wasarada Sportiga Galmudug Maamuka Degmada Gaalkcyo iyo qeybaha kale ee Bulshada magaalada.

LEAVE A REPLY