DAAWO SAWIRADA “Qalab Muhim ah oo La gaarsiiyay Ceel Matoorka Degmada Docol...

DAAWO SAWIRADA “Qalab Muhim ah oo La gaarsiiyay Ceel Matoorka Degmada Docol Ee Gobolka Mudug.

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Qalab Muhim ah oo La gaarsiiyay Ceel Matoorka Degmada Docol Ee Gobolka Mudug…. Maamulka iyo qeybaha bulshada Degmada docol gobolka mudug ee galmudug ayaa soo banadhigay kana mahad celiyay qalab muhim ah oo iskugu jira Pepe,Pump-Ceel Banal matoor iyo Tubooyinka Matoorka kuwaasi oo ay ku deeqday gabar Soomaaliyeed oo lagu Magacaabo Faadumo Maxamed Jaamac Tiri-tiri,oo ka damqatay dhibaatada xaga biyaha ah ee mudooyinkaan heysatay bulshada degmada docol iyo deegaanada hoos taga

kadib cilado iyo dayac tir la’aan soo wajahday ceel matoorka degmada docol oo marar badan tiray codsi ah in gurmad deg deg ah loo sameeyo boqolaal qoys oo soomaaliyeed.

Ugu danbeyntii Dhamaan bulshada degmada docol oo uga mahad celiyay gabadha soomaaliyeed ee ka mid ah qurbo joogta reer galmudug FAADUMO TIRI-TIRI waxayna alle uga baryeen hantida ay caawinta ugu sameysa bulshada docol mid ka kheyr badan Ajar,Xasanaad &Sadaqo Jaariyo ah oo Go’in

LEAVE A REPLY