Daawo Sawirada Xubno ka Socda Mudanayasha Barlamanka Galmudug oo lagu Soo Dhaweyay...

Daawo Sawirada Xubno ka Socda Mudanayasha Barlamanka Galmudug oo lagu Soo Dhaweyay Magaalada Leicester ee dalka UK

0
SHARE

HM__Xafiiska  magaalada Leicester ee dalka UK  ;Waxaa  Habenkii xalay ahayd  oo ay taariikhdu tahay 30 July 2018 casho sharaf soo dhoweyn ah loogu sameeyey magaalada Leicester ee dalka UK, Xildhibaan C/qaadir Cali Faarax oo ka mid ah mudanayaasha barlamaanka dowlada Galmudug,

Casharafta aya  waxa  ka soo qayb galay Xubno ka mida Jaaliyadaha Dowlad Gobaledka Galmudug ee uk waxana  casharafta kadib  halkaasi ku kala war qatay  jaaliyadaha  iyo sidoo kale masuuliyinta ka socday  dowlad Gobaledka Galmudug

Xildhibanka aya Jaaliyada  uga War bixiyay isbadalada ka socda Deganada Galmudug iyo Sidoo kale Marxalada siyaasadeed ee ka tagan deganada Galmudug Waxana labada dhinac la is dhaafsaday Xogag iyo Sidoo kale Maclumaad kala duwan oo la xirara  sidi qurbo joogta reer uk  ay uga qayb  qadan lahayen horumadka ka socda deganada Galmduug

Ugu Danbeyn qurbo joogta Galmudgu ee Casharafta ka soo qayb galay aya waxay ay balan qaaden in ay qayb wayn ka noqon doonaan horumada ka socda deganada Galmudug

xildhibanka ka socda mudanayaasha barlamnka Galmudug aya inta uu ku sugan yihin uk waxa  uu la kulmi doonaa qurbo joogta iyo xubnaha jaaliyadaha waxaana uu kala hadli doona  arimo ku sabsan horumarka deganda Galmduug

`(waxaan Lee nahay Mudane ku soo dhowoow magaalada Leicester. Xaqiiqdii xildhibaanku wuxuu ka mid yahay xildhibaanada aad ka u dadaaley ee dalkii wax muuqda ka qabatey waxaan leenahay wuu Mudan yahay soo dhoweyntaan iyo mid ka sii balaaran .walaalaha Reer Leicester na way ku mahad sanyihiin sida soomaalinimada leh oo ay isku xilqaameen)

W:Q: Kaltuun Cali  Jim’ale 

Hobyomedia .com Leicester .UK

Hoos ka Daawo Sawirada,

LEAVE A REPLY