DHAGEYSO: Al Shabaab Oo Dhaqan Layaab Leh U Adeegsanaya Dagaalka Dawlada

DHAGEYSO: Al Shabaab Oo Dhaqan Layaab Leh U Adeegsanaya Dagaalka Dawlada

0
SHARE

Uruka Al Shabaab ayaa waxay dagaal kula jiraan Dawlada iyo Cid kasta oo taageero u heysa,islamarkaana weeraro ubadan ku dhufo oo ka dhaqaaq ah sameeya.

Waxay Shabaabku hore ushaaciyeen inay ka mid yihiin ama Laan hoostagta Al Qaacida oo Dunida dhibaato ku ah Argagaxisada caan ku noqotay.

Hadda Shabaab ayaa doonaya inay Falsafad cusub u adeegsadaan dagaalka ay kula jiraan Dawlada iyo Xulufadeeda.

Macaahido ama Goobo diinta lagu barto ayey fureen sida ay warka udhigeen oo Maskaxda Ciroole iyo Ciyaalkuba ku dhisayaan si ay diinta ufahmaan.

Gudoomiyaha Shabaab ugu magacaaban Gobolka Gedo ninka layiraahdo C/raxmaan Hiiloow ayaa waxa uu sheegay in dhowr iyo Labaatan Madaraso ay fureen oo qaarkood Qabiilada loo furay si dagaalka iyo diinta loogu barto.

Hoos ka dhgeyso Codka

LEAVE A REPLY