Dhageyso +Warqado Cadayn ah Xogta Dakada Hobyo, Shirar ka Dhacay Hobyo iyo...

Dhageyso +Warqado Cadayn ah Xogta Dakada Hobyo, Shirar ka Dhacay Hobyo iyo Gudi Odayaasha Hobyo oo lagu Dhawaaqay

0
SHARE

Shir  ay isugu yimaadeen odayaasha  iyo waxgaradka magaalada hobyo aya waxa  la shegaya in shirkaasi  uu ahaa mid xasaasi ah isla markana odayaasha iyo waxgaradka labada dhinac ay halkaasi ku soo dhiseen gudiga odayaasha dhaqanka magaalada  hoybo

shirkan waxa  goob joog ka aha masuuliyinta maamulka  hobyo waxana wada tashiyo iyo is afgarad dhax maray odayasha  , waxgaradka iyo sidoo kale maamulka degankaasi lagu wada ogaansaday in lagu dhawaaqo magacayada  odayaasha iyo waxgaradka degankaasi kuwaasi oo ka shaqayn doona horumar iyo nabada   hobyo

Akhriso Liiska Magacyada Odayal dhaqmeedka hobyo ee lagu dhawaaqay 

Gudoomiyaha Hobyo  Cabdullaahi Axmed Cali Faat  aya  shegay in odayashan ay  hormud ka nqoon doonan horumarka iyo nabada  deganka

Dhanka kale Hawulaha sahminta  qaabka loo bilaabayo  dhismaha  dakada hobyo aya meel wanagsan maraya  waxana shaqo culus ay ka socota magaalada hobyo

Magaalada hobyo waxa ka socda  hawulo iyo shaqooyin xasaasi ah waxana   siyaasiyinta iyo waxgaradka deganka ay si wayn u soo dhaweeyen dadalada  iyo ififaalada horumarined ee hada socda

Hoos ka dhageyso Codad shirka

 

LEAVE A REPLY