WAR DAG DAG AH FAAH FAAHIN: Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

WAR DAG DAG AH FAAH FAAHIN: Madaafiic Lagu Garaacay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

0
SHARE

Hoobiyeyaal ayaa waxa lasoo sheegayaa in lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Ee Magaalada Muqdisho.

Ilaa Labo Hoobiye ayaa ku dhacay Xaafada Geed Jaceyl oo ku dhaw Dhinaca Dagaan dega Xarunta Madaxtooyada.

Ilaa Lix Qof ayaa ku dhaawacmay Madaafiicdaasi oo Shicib ahaa waxaana ka mid ahaa wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabo Cabdiweli Xasan Cawaale kaas oo dhaawaciisa fududaa sheegayna in gabar ay udaran tahay dhaawacyada.

Ma jirto xog aan ka helnay Madaafiicda Dhinaca Xarunta Madaxtooyada ugudbay hadii ay khasaaro geysteen.

Ilaa hadda ma heyno cid sheegatay weerarkaasi madaafiicdaasi,waxaase ururka Al shabaab ay marar badan oo hore ay sheegteen in iyagu ka dambeeyeen.

LEAVE A REPLY