XOG Galmudug oo Bilaabeysa Qorshaha dib u dhiska Dekada Hobyo oo Enjineero...

XOG Galmudug oo Bilaabeysa Qorshaha dib u dhiska Dekada Hobyo oo Enjineero la geeyay..

0
SHARE

Qorsha dib udhiska dekedada hobyo ayaa soconayo  waxa dhawan gaaray degmada hobyo ee gobolka mudug  enjineero Ku sameynayo qiimeyn iyo sahmin Ku aadan qaabka ugu haboon ee lagu dhisi karo deked caalami ah oo ay yeelato dekeda iyo baaxada dhulka ay Ku fadhisan karto dekeda  hobyo waxa lagu wadaa in horanta bishan LA biilaabo dhismaheeda  iyadoo dadaal aad u weyn oo ugalay madaxweynaha dowlada galmudug axmed ducaale geele xaaf sidii loo dhisilahaa dekeda hobyo oo baahin weyn ay u qaban bulsha weynta galmudug

Dhawan ayey aheyd markii ay gaareyn wafdi caalami ah oo ka socday dalka qadar oo uu hogaaminayay madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf ay qiimeyn iyo kormeer Ku sameyay dekeda hobyo

Enjineradan ayaa waxa ay qiimeyn Ku sameynayan baaxada dhulka ay Ku fadhido dekedada iyo inta geli karta dhaqaalo ahaan .

Madaxweynaha galmudug axmed ducaale geele xaaf ayaa horey u balan qaafay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhisayo dekeda

Dhismaha dekedan ayaa waxa ay ka qeybqadan doonta horumarka  iyo isha dhaqaalaha deeganda galmuudg

Waxa ay ahedy markii 23 kii bishii januray ee sandka n oo madaxweyanhas oomaliaya maxamed cabdulaahi farmaajo  oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf dhagax dhigay dekeda hobyo

LEAVE A REPLY