XOG .Xiisad u dhaxeysa Galmudug iyo Puntland oo Duledka Gaalkacyo dib uga...

XOG .Xiisad u dhaxeysa Galmudug iyo Puntland oo Duledka Gaalkacyo dib uga bilabtay iyo Dad rayid ah oo la laayay

0
SHARE

Waxaa maalintii shalay ahayd  is rasaaseyn kooban ka dhacday magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobolka Mudug gaar ahaan aaga Garoonka Diyaaradaha Gaallacyo.

Inkastoo wararkeena deg dega ahaa aan ku sheegnay in 4 Qof ku dhimatay hadana  wararka ayaa ku warayama in 1 qof oo kaliya uu ku dhintay weerarka.

israsaaseynta  ayaa timid kadib markii dhalinyaro reer Galmudug ah oo ku sii jeeda deegaanka Bitaalle ay israsaaseyn dhexmartay ciidanka Puntland ee ku sugan Garoonka.

Dhalinyarada oo watay gaari nuuca Markat 2ga loo yaqaano ayaa jidka u dhaxeeya Ceel faarax Geedi iyo Garoonka Diyaaradaha Gaallacyo loo galay.

Qofka dhintay iyo qof kale oo dhaawacmay ayaa labadaba ka tirsanaa ciidanka Puntland ee garoonka ku sugan.

Ciidanka Dowlada somaliya ee nabada u jooga Gaalkacyo ayaa ku guuleestay i shaqaaqada la joojiyo.

LEAVE A REPLY