Akhriso Dowlad Goboleedyada Oo Shuruud Ku Xiray Wadahadalka Dowladda Soomaaliya

Akhriso Dowlad Goboleedyada Oo Shuruud Ku Xiray Wadahadalka Dowladda Soomaaliya

0
SHARE

Qoraal ay soo saareen Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada ayaa waxa ay kaga hadleen shirka Golaha Amniga Qaranka ee uu dhawaan Madaxweynaha soomaaliya isugu yeeray Golaha Amniga Qaranka oo ay dowlad Goboleedyada qeyb ka yihiin.

Dowlad Goboleedyada ayaa qoraalka ay soo saareen waxa ay shuruud ku xireen wadahadal ay la galaan dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso War-saxaafadeed ay soo saareen.

LEAVE A REPLY