Daawo Muqaalka Soo Dhawayntii maanta Madaxweynaha Galmudug ee Kismaayo

Daawo Muqaalka Soo Dhawayntii maanta Madaxweynaha Galmudug ee Kismaayo

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubaland .

Madaxweynaha iyo wafidga uu hogaaminayo oo ay qayb ka yihiin wasiiro iyo xildhibaano ayaa kismaayo u tagay ka qaybgalka Shirka madasha wadatashiga Maamul Goboleedyada.

Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo ayaa si weyn waxaa ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jubbaland iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda.

LEAVE A REPLY