Daawo Sawirada :Jaamcada Gaalkacyo University oo Munaasabad Soo Dhawayn ah u Qabatay...

Daawo Sawirada :Jaamcada Gaalkacyo University oo Munaasabad Soo Dhawayn ah u Qabatay Arday Jaamacadaasi ku Soo Biirtay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo :Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee aqalka sare ee baarlamaanka Soomaliya Abshir bukhaari iyo Taliyihi hore ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Gen.Cabdi wali gorod ayaa ka qeyb Galay munaabsabda lagu soo dhaweynayay arday cusub oo ku soo biireysay jamaacada Gaalkacyo University iyo furitaanka sanad dugsiyeedka.

Munaasabada aya Sidoo kale Waxa ka Soo Qayb Galay Qaybaha kala duwan ee Bulshada Mgaalada Gaalkcyo  iyo Marti Sharaf Munaasabadaasi lagu Casumay

Maamulka Jamaacada Gaalkacyo ayaa madasha ku soo bandhigay waxqabadka jamaacada iyo kuliyado cusub oo jamacada lagu soo daray.

Dhanka kale Gudoomiye ku xigeenka aya ku amaanay Maamulka Jamaacada dadaalka adag ay u galeen hormarinta waxbarshada deeganada Gobolada dhaxe .

Jaamacada Gaalkacyo University aya Waxa ay ka Mid tahay Jaamcadaha Magaalada Gaalkacyo Waxana Jaamcadaaasi wax ka Barta Arday Kala duwan kuwaasi oo Qaarkood ka Mida Dadka Bulshada Gobalka u Dhaq Dhaqaaqa

Halkan Hoose ka Daawo Sawirada

HM..Xafiiska Magaalada Gaalkacyo 

Xaquuqda Qoraalka iyo Sawirada Waxa leh Wariye Liban Ajib Haji 

LEAVE A REPLY