Daawo SawiradaTaliyihii Hore ee Ciidanka Xooga Dalka oo Gaaray Magaalada Galkacyo

Daawo SawiradaTaliyihii Hore ee Ciidanka Xooga Dalka oo Gaaray Magaalada Galkacyo

0
SHARE

Magaalada Galkacyo waaxaa Gaaray Taliyihii Hore ee Ciidanka Xooga dalka soomaaliyeed Gen C/weli Jaamac Gorod iyo Masuliyiin uu Hor kacayo.

Garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo ayaana si weyn loogu soo dhaweeyay Wafdiga uu Hor kacayo Taliyihii Hore ee C X D soomalaiyeed.

Masuuliyiin ka tirsan Galmudug ayaana soo dhaweeyay Genaral Gorod, Waxaa uuna Kulama la qaadan doonaa Madaxda Ciidamada ee Galkacayo ku sugan.

Halkaan Ka Daawo Sawirada.

LEAVE A REPLY