Daawo War dag dag ah Madaxda Galmudug oo ku Dhawaqay...

Daawo War dag dag ah Madaxda Galmudug oo ku Dhawaqay in Farmajo iyo Kheyre ay rabaan in Magaca Galmudug la tir tiro

0
SHARE

Galmudug oo ku eedeysay Madaxweynaha Soomaliya in uu faragalin ku haayo deegaanada Galmudug iyagoona beesha caalamka iyo shacabka soomaliyeed ugu baaqay iney si dhow ah ula socdaan fargalinta ay sheegeen in dowlada soomaliya ay ku hayso Galmudug.

Wasiirka Warfaafinta Galmudug ayaa warsaxafaded ka soo baxay Galmudug warbaahinta u aqriyay.

LEAVE A REPLY