Deg Deg Dowlada Somaliya oo Boorsooyin ay ku jiran Malayin Dollar...

Deg Deg Dowlada Somaliya oo Boorsooyin ay ku jiran Malayin Dollar Cadado Ka dajisay Maanta iyo Madaxweyne Xaaf moshin laga wado

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado:  War Goordhaw ku soo Dhacay Xafiiska Warqabadka Hobyomedia.come e Magalada Cadaado aya Shegaya in Maanta Galinkii hore Cadaado la  keenay Boorsooyin ay ku jiraan Malayin Dollar Lacagtaasi oo ka Timid Magaalada Muqdisho

Qorshaha  lacagtan cadaado loo keenay aya waxa ay tahay in madaxweynaha maamulka galmudug xilka looga tuuro isla markana xildhibaanada galmudug loo qaybiyo waxana cadaado maanta ka socda shirar xasaasi ah oo ku saabsan sidi loo mari lahaa qaabka xilka looga qaadi laha madaxweyne Xaaf

Tiro ka yar xildhibanada galmudug ee Xilka ka qadi kara Madaxweyne Xaaf aya ku sugan cadaado Waxana soo shaac Baxay in mooshin laga wado xaaf kaasi oo xil kadistiisa lagu dawaaqi doono sacadaha soo socda

Mooshinkan aya waxa gadaal ka riixaya siyaasiyin ay soo dirtay dowlada dhexe ee somaliya waxana arintan ay ka dhalatay markii madaxda dowlad gobaledyada ay soo sareen culays dowlada dhexe isla markana xiriirka ay u jareen  dowlada somaliya

lacagtan ka timid muqidhso wali lama shaacin cadadkeeda balse ilo wareedyo lagu kalsoon yhy aya hobyomedia.com u shegay in lacagahan ay soo dhiibtay dowlada somaliya islamarkana dowlada galmudug la doonayo in lagu dumiyo

Wixi Soo kordha kala Soco Hobyomedi.com

LEAVE A REPLY