Dhageyso Dagaalada ka Socda Degano Hoos Taga Galmudug iyo Wararkii ugu...

Dhageyso Dagaalada ka Socda Degano Hoos Taga Galmudug iyo Wararkii ugu Danbeyay

0
SHARE

waxaa saka dagan xalada deegaanka dacdheer ee gobalka galgaduud oo dhaca xadka gobalka galgaduud & dhulka lahaysto ee somali galbeed

Dadka deegaanka waxay sheegeen in ciidamadu ay goobo isku dhow joogaan balse saan saan nabadeed ladareemayo

Wararka ayaa sheegayo in ay suurogal tahay sacad kasta dagaal dacdheer kadhaca maadaama aysan jirin cidku kala dhaxjirta

Dagaalkii shalay oo udhexeeyay dadka deegaanka oo labo garab ah isla markaasna garab uu gacan kahelayay ciidamada liyuu boliska itoobiya ayaa sabab khasaare balaaran oo bada dhan ah

Hoos ka Dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY