Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa beeniyay in Markab Xamuul ah uu kusoo caariyay...

Gudoomiyaha Gobolka Mudug ayaa beeniyay in Markab Xamuul ah uu kusoo caariyay Xeebta gal hagoog Ee Gobolka Mudug

0
SHARE

Gudoomiyaha Gobolka Mudugee Maamulka Galmudug  ayaa beeniyay in Markab Xamuul ah uu kusoo caariyay Xeebta gal hagoog Ee Gobolka Mudug

C/rashiid Xaashi Cartan Gudoomiyha Gobalka Mudug Waxa  uu shegay in wax kama jiraan ay tahay wararka shegaya in xeebaha galmdug uu ku soo caariyay markab ganacsi waxana uu shegay in arintasi ay tahay mid wax kama jiraan ah

warbaahinta gudaha aya dhawan dabacday in xebaha galmduug uu tagan yhy markab halakasi ku soo caariyay waxana ay warbaahinada qaar ay tilmaameen in markabka soo caariyay  loo gaystay dhac iyo bililiqo

Hoos ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY